Xiddigii af‐maankiyo
Xulkii maansayahankow
Xaq u dirir  dadkiisii
Xili kala dabaasho 
Dhankastaba xasuusaha
Taariikhdu xaradhow.

Adigoon xabaal tegin
Gudataye xilkaagi 
Xujadaad I saartaan.
La xaraamaya ‘oo 
Xal goobaya weli..

Tixaha macalinka taad igu jeceshay  wax igala wadaag.


Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *